U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oday

Magac Lab
Naxwe-yaal, m.l/dh
Xaraf OSubg OD4 xar
1

Nin da' weyn; duq; waayeel.

2

Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Badanaa oday Soomaaliyeed dal iyo dibedba jooga oo afka iyo suugaantana u yaqaan si qoto dheer balse aan taa xushmad ku heysan labo dhacdo awgood.

”
“

. Maxamuud Xasan Muuse (Gudoomiye) 2. Caaqil Khadar Cabdi Bulumbul (G/Xigeen 1aad) 3. Axmed Geeley Oday (G/Xigeenka 2aad) 4. Prof.

”
“

Habar-Deynaba,waxay mar-mar soo ag-fadhiisan jirtay, si qaddarin lehna,laabta ugu heysay Oday-Dikriyow.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yaal, m.l/dh

Xarafka

O · OD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oday - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD