U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xirsi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf XSubg XI5 xar
1

Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cadde Muuse Xirsi iyo Gen.

”
β€œ

. Maxamed Cumar Xuseen Ceelaabe, Roll Lambar; 21230, Dugsiga 26 Juun, Hargeysa, wuxuu keenay 767 dhibcood. 4. Liibaan Axmed Xirsi Xasan, (R/L) 251025, Dugsiga Sare ee Timacade, Gabiley, wuxuu keenay 697 dhibcood.

”
β€œ

Daahir Max'ed Xirsi oo ay saxaafadu wax ka weydiisay weerarkii lagu qaaday Villa Somalia ayaa sheegay inuu hal askari dhaawac fudud ka gaaray, wuxuuse sheegay inuu khasaare dhimasho dhaliyay madafac loo waday Madaxtooyada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

X Β· XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xirsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD