U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cilmi1

Magac Lab
Naxweculuun, m.dh
Xaraf CSubg CI5 xar
1

Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbaday.

2

Qeyb ka mid ah aqoonta oo la xiriita maaddo gaar ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdicasiis Nuur Cilmi Duqa Degmada Garoowe, ayaa waxa uu sheegey in aad u soo dhaweynayaan isbadalka qiimaha badan ee dalka ka dhacey, waxaana uu sheegey in ay si weyn u taagersan yihiin M-weynaha cusub ee Somalia.

”
“

Cabdicasiis Nuur Cilmi oo Xilka loo tartamayey ku magacownaa mudooyinkii u danbeeyey & C/fataax Salaad Aadan oo ka mid ah Xubnaha Cusub ee isu soo taagey Jagada Duqa Garowe & Hogaaminta Golaha Deegaanka ee caasimadda Puntland.

”
“

Caalimka waxaa lagu gartaa oo u qira barayaashiisa inuu cilmi leeyahay, culimadii hore ee muslimiinta waxay ku dadaali jireen inay cilmigooda dhaxalsiiyaan ardaydooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

culuun, m.dh

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cilmi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD