U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xor

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf XSubg XO3 xar
1

Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shiidaad kale horjoogin ama xayirayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka ayaa go’aansada ciddii ku matali lahayd dowladda ayaga oo kala dooranaya xisbiyo iyo shaqsiyaad ku tartamaya doorasho joogto ah oo xor iyo caddaalad ah.

”
“

Aadan Madoobe) ayaa sheegay in Xildhibaanada ay yihiin kuwo xor ah oo matala shacbiga Somaliyed.

”
“

Atomyada, Malakuyuulada iyo aayonada (ions) neefta waa kuwo xor ah oo hadba dhinac u socda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD