U gudub nuxurka bogga
SABAAD

midnimo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MI7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Safiirka oo maanta isagoo ku sugan Hotelka Global kula hadlayay GO ayaa sheegay in beelaha Soomaaliyeed looga baahan yahay midnimo si loo sii dhameystiro dib-u heshiisiinta.

”
“

Mana aha kuwo hanan kara himilada shacabkan u ooman, sinaan cadaalad, nabad iyo midnimo qaran, iyo horumar guud.

”
“

Dowlada Jabuuti ayay ku amaaneen dadaalada ay ku doonayso in Somalia ay kusoo laabanto nabadii luntay, isla markaana waxay beesha caalamka ka codsadeen inay u istaagaan sidii Somalia dowlad midnimo Qaran loogu sameyn lahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

dad

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
midnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD