U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dimuqraadi

Magac Lab
Xaraf DSubg DI10 xar
1

ld dimoqraadi. dimuqraadinnimo m.dh ld dimoqraadinnimo

Tusaale Dheeraad ah3

“

Md Saylici oo hadalkiisa sii wataana waxa uu yidhi “ Xisbiga Kulmiye waa xisbi dimuqraadi ah oo ay isugu tageen haldoorkii reer Somaliland, waxaanan halkan ku soo gaadhay anigoo maalkayga iyo muruqaygaba u soo hurey Kulmiye”.

”
“

"Dowlada Somalia waa mid ku timid qaab Dimuqraadi ah, waxayna kooxaha dagaalka wada ee kaashanaya ajnabigu ay doonayaan inay talada ka tuuraan, si aanay Somalia uga bixin fowdada iyo qas" ayuu Kalonzo Musyoka ku sheegay hadalkiisa.

”
“

Senator Coleman oo markii hore Dimuqraadi ahaa waa masuul hufan, si daacadnimo ahan gacan u siiya Soomaalida gobalka Minnesota, sidoo kalana si niyad ah uga dooda danaha Soomaaliya iyo sidii dhibaatada looga saari lahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dimuqraadi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD