U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hufan1

Fal Magu (1)
Naxwe-fmay, -fantay, -fmi
Xaraf HSubg HU5 xar
1

Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho.

2

Wax la kala saaray noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si hufan ayuu u gutay hawshiisii, si haadsanna wuxuu jeebkiisa ugu hakiyay shilimadii.

”
“

. Xisbigu wuxuu udoodayaa aburista nidaam xisaabeed hufan ee hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka ah si looga hortago boobka hantida guud, maamul-xumada, musuqmaasuqa iyo canshuur la cararka.

”
“

. in beeluhu wixii ay tabanayaan si hufan oo xalaal ah looga wada hadlo loona raadsho xuquuqda beeluhu leeyihiin Beelaha cali salebaan waxay wax ka dhiseen puntland lafdhabarna u yihiin, kana mid ahaandoona ilaalina doonaan midnimada Guud ee Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-fmay, -fantay, -fmi

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hufan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD