U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhalasho

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

Qof isir ama jinsiyad ahaan meesha uu ka soo jeedo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baanbayda ciidamada Badda, ayaa dhalasho wanaagsan ku salaamay aroortii hore.ee maalintaasi.

”
“

Wasiirka ayaa sheegey in dadkaan dhamaantood ay dhalasho ahaan ka soo jedaan belaha dega Koonfurta Somaliya marka laga reebo dhowr qof.

”
“

· Hadii aysuurto galtahay waa in ciidan aan dhalasho ahaan ka soo jeedin gobolka la keenaa si cidwalbaa kalsooni iyo wada shaqayn u siiso, loona arki karo ciidan dhexdhexaad ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhalasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD