U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jinsiyad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf JSubg JI8 xar
1

Dhalasho qaran ee cidi leedahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Somaliland waxa lagu waayi karaa; qofku iskii uga tanaasulo muwaadinnimada Somaliland ee uu qaato jinsiyad kale.

”
“

Kala saraysiinta shaqaalaha iyada oo loo adeegsanayo dhalasho, jinsiyad ama xaaladda caafimaad ee shaqeeyuhu ku suganyahay awgeed.

”
“

. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay Jinsiyad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jinsiyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD