U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kalsooni

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KA8 xar
1

ld kalsoonaan

Tusaale Dheeraad ah3

“

Faa'iido aad u badan ayuu Nebiga SCW Khadiijo u soo hooyey taasoo u keentay kalsooni dheeraad ah iyo in ay aragtay ammaanadii iyo akhlaaqdii Rasuulka SCW.

”
“

Alemu, cid farta kuma fiiqin, mar la weydiiyay khatarta ay ka digeyso Itoobiya ee ay dareentayna waxa uu muujiyay in Itoobiya kalsooni fiican ku qabto in isku dayadaas ku lidka ah Somaliland aanay guulaysan doonin.

”
“

Dad badasn ayaa sugaya inay arkaan tallaabada ay qaado, iyada oo dahqaale buurani u soo hoyday, laakiin iibinta Rio Ferdinand waxay ka lumin kartaa kalsooni badan, waxaase la arkaa inay kabto khibradda tabobare Terry Venables.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kalsooni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD