U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dawli1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
La Mid Ahdowli1Magac Lab
1

Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

PUNSAA, oo ah Urur ballaaran oo aan Dawli ahayn ayaa matala Bulshada rayidka ah, ayaa waxa uu inta badan teegeeraa Dimquraadiyadda Puntland iyo Geedi socodka doorasho xor iyo xaq ah oo ka dhacda Puntland.

”
“

Mashruuca weyn ee dhuunta saddexaad iyo berkadaha taageero iyo dabogal dawli ah ayay u baahan yihiin.

”
“

Cabdiraxmana Ducaale Bayle waxa uu waraysigan ku sheegay in lacagta laga doonayo ganacsatada ay tahay waajib dawli ah oo ku qoran sharciyada waddanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dawli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD