U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dowli1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf DSubg DO5 xar
1

Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dugsiga BVTC (Burao Vocational Training Center) waa dugsi gaar ah oo ay waddo hay’ad aan dowli ahayn oo waddani ah (Local NGO) laguna magacaabo Candle Light, isla markaana ku xidhan wasaaradda Waxbarashada Somaliland.

”
“

Jirista golayaal shacbigu toos u soo doortay, een magacow ku iman, waa habka keliya ee lagu xaqiijin karo nidaam dowli ah oo dimuqraadi ah, iyo ka hortaga keli-taliska.

”
“

Beesha Caalamka waxaan ugu baaqeynaa in maatada la barakicinayo ay gargaar dhan kasta ah u fidiyaan iyo in Mas’uuliyiinta Somaliland oo ku mashquulsan hurinta iyo fidinta colaadaha tallaabo Dowli ah laga qaado.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dowli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD