U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rumaysan

Fal Gudbe (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf RSubg RU8 xar
1

Qof wax aaminsan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin dawladda faransiiska ayaa rumaysan inuu qaraxaasi keenay weerar loo geystay markabka.

”
“

Abu Zubayda, waxa lagu qabtay dalka Baakistaan, kadib markii la dhaawacay 1-dii bisha April, waxayna Saraakiisha Maraykanku walaac ka muujiyeen, sida loo rumaysan karo warkan uu sheegay Abu Zubayda.

”
“

Atoobiya oo ah dal cir weyn oo Bad la’aan la basaasay, ayaa la rumaysan yahay in haddiiba Shankaroontu shaqaysato oo Xabashida badda Berbera ka waraabiso in Shankaroontuna shaxaad ka dhergi lahayd, Xabashiduna xulbad ka dhergi lahayd.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rumaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD