U gudub nuxurka bogga
SABAAD

booqasho

Magac Fal
Xaraf BSubg BO8 xar
1

.dh booqo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Darar-weyne (Haatuf) Wefti wada jir ah oo ka socday wasaaradda Caafimaadka iyo hay’adaha WHO iyo UNICEF ayaa maalintii doraad booqasho ku soo maray tuuladda Dararweyne oo ka tirsan deegaanka Hargeysa.

”
“

Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka Burundi ku jooga booqasho 3-maalmood ah ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Pierre Nkurunziza.

”
“

Axmed oo booqasho laba maalin ah ku jooga Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa kulamo kala duwan la qaatay madaxda dalkaas, waxaana kulankii ugu dambeeyay uu la yeeshay xalay Wasiirka Arimaha Dibada ee dalkaas Seyoum Mesfin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
booqasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD