U gudub nuxurka bogga
SABAAD

burco

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf BSubg BU5 xar
1

Meel bannaan, dhulkaa intiisa kale in yar ka sarreysa oo ciid jilicsan leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Burco (Haatuf): Gaadhi Dameero iyo baabuur kale oo kuwa xamuulka ah oo tiro badan ayaa shalay isu soo bax ka sameeyey, iyaga oo sheegay inuu isu soo baxoodu ku saabsan taageero ay u muujinayaan xisbiga KULMIYE.

”
“

Aadan Maxamed Mire (Ina waqaf) oo aanu xalay telefoon kula xidhiidhnay isaga oo Burco jooga, waxna ka waydiinay khilaafka la sheegay inuu ka dhex-ooggan yahay isaga iyo rag kale ayaa sheegay inaanu hadda diyaar u ahayn inuu arintaa ka hadlo.

”
“

“Anagu hadii aanu nahay saraakiishii milateri ee SNM waxaanu qaabilsanayn dagaalka, taana waanu ku guulaysanay, laakiin…” Burco (Haatuf): “Anigu waxaan leeyahay may jirin saraakiil SNM ah oo siyaasiyan isu haysaa, laakiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
burco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD