U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciid1

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CI4 xar
1

Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Masaajidka gudihiisu wuxuu ahaa ciid, wuxuuna lahaa saddex albaab, dhererka masaajidku, marka laga soo bilaabo dhinaca qiblada ilaa meesha u dambaysa, wuxuu isu jirey 100 dhudhum, ballaciisuna sido kale ayuu ahaa.

”
“

Taas waxaa dareengelin weyn ku lahaa Carta oo ahayd ciid soomaaliyeed.

”
“

Max-kamadda Rac-faanka gobolka Awdal: 1-Ileeye Ciid Xoosh, gudoomiye iyo 2- Khadar Xasan Maxamed, garsoore.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD