U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waqaf1

Magac Lab
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Hanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan Waqaf waxa uu sheegay in aanu u soo shaqo tegin dowladda hoose ee uu u yimi inuu u shaqeeyo Burco.

”
“

Kaasi waa maayarka magaalada Burco, Aadan Maxamed Mire (ina waqaf) oo uu waraysi dheer oo dhinacyo badan leh dhowaan magaalada Burco kula yeeshay weriye A. Ducaale oo Haatuf ka tirsan.

”
“

Waqaf oo ka hadley dagaalkii Dhahar wasiirki gashandhiga Soamliland Waqaf Wasiirkii gashandhiga maamulka la magac baxey Somaliland oo xilka laga qaadey ayaa soo gaarey magaalada Burco kadib markii uu ka soo boqooley Cerigaabo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waqaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD