U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boromiin

Magac Dheddig
Naxwekiim.
Xaraf BSubg BO8 xar
1

Curiye hoor ah oo guduudan, firfircoonidiisuna heer dhexe tahay, kana tirsan haloojinnada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Boromiin ( ingiriis : Bromine) astaanta ( Br ) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sodon-iyo-shan (35).

”
β€œ

Guruubkan Halogenska waa shan curiye ee guruubka 17aad ee Diwaanka Curiye kuwaas oo kala ah: Foloriin ( ), Koloriin ( Cl ), Boromiin ( Br ), Aaydhiin ( ), iyo Astatiin ( At ).

”
β€œ

Sida caadiga ah, curiyaha Boromiin lama helo ayadoo kali ah ee inta badan isku dhisyo cusbo ah ayay ka tirsan tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

kiim.

Xarafka

B Β· BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boromiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD