U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kali

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KA4 xar
La Mid Ahkeli2Magac Lab
1

Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar));

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shacabka waxaan leeyahay, walaalayaal dariiq walbaa Jannada ma galo, ee hal dariiq oo kali ah, baa Jannada gala waana kii Nabi Muxammad CSS ee aan ku dadaalo inaan fahamno.

”
“

Siyaad Barre oo hub iyo saanad wuxuu lahaa aynu ogayn ayay u shaqayn wayday kali talisnimo iyo waan ku dili.

”
“

Weli waxaynu hadal-heynaa habkii lixdameeyadii oo kiis kasta oo idaari ah (administrative law actions) oo lagaga cabanayo go’aan dawladeed ay Maxkamdda Sare oo kali ahi ku shuqul leedahay, cidna aanay ogeyn habka loo raaco arrimahaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD