U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guduudan

Fal Magu (4)
Naxwe-dnaa, -dnayd
Xaraf GSubg GU8 xar
1

Wax midab guduud ah leh ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Diyaarad ciyaal ahayd oo Jabuuti u dhalatay, ayaa shalay ku kuftay badda guduudan, waxaana ku dhintay cir-maaxyadii diyaaradda iyo kaarayaashii soo kireeyay.

”
“

Waxaan soo daba marteeyay Madxafka midabka guduudan leh ee uu Fircoon ka taliyo laguna booqdo.

”
“

Daaraha cadcadaantooda, dhirta magaaladu ku shaqlan tahay cagaarkooda, qudbadaha dhaadheer ee masaajiddada, tirneedka guduudan ee guryaha saqafkooda saaran, Xamar korka waxay uga eg tahay gole cibaadadeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-dnaa, -dnayd

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guduudan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD