U gudub nuxurka bogga
SABAAD

biid

Magac Lab
Xaraf BSubg BI4 xar
1

Wax aad u yar.

2

B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay . bi'id m.f.dh ba'2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ibraahim Xaashi Gaaboow iyo Aadan Biid.

”
“

"Waxay Booliska ku guuleysteen in ay dilaan Ninkii dilay sarkaalka, runtii waa arin wanaagsan"ayuu yiri Aadan Biid.

”
“

Aadan Biid oo saxaafadda u sharraxay go'aannadii kasoo baxay kulankas ayaa sheegay in lagu heshiiyay in guntiga-dhiisha-looga-dhigto in ammaanka guud ee Baydhabo uu noqdo mid wanaagsan oo la isku halleyn karo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

qof

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
biid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD