U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaashi

Magac Dheddig
Naxwe-iyo, m.l
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Waraaq.

2

Dhambaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumar Xaashi Aadan ayaa maanta ka sheegay Muqdisho in ciidamada dowlada Somalia ay isku diyaariyaan inay dagaal la galaan kooxaha mucaaradka ah ee weli dagaalada wada.

”
“

Axmed Walad Cabdala waxaa uu si gaar ah u canbaareeyay falkaasi lagu dilay dadka badan gaar ahaan wasiirkii Amniga Soomaaliya Cumar xaashi waxaana uu ku amaanay Dowlada Soomaaliyeed inay wax badan qabatay.

”
“

Axmed Cabdi Xaashi ayaa ka codsaday M/weynaha in wax laga qabto Sicir-bararka iyo Lacagaha Faalsada ah oo khalkhal dhinaca amaanka iyo noloshaba sababay,taas oo si gaar ah u saamaysay dadka dan yarta ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iyo, m.l

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaashi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD