U gudub nuxurka bogga
SABAAD

badi

Fal Gudbe (1/2)
Naxwe-iyay, -iday/-isay, -iyi
Xaraf BSubg BA4 xar
1

b) Waxaa jira falal fal-amarkooda ku dhamaado -oo (sida kuwa isrog. III xarafkiisa d) haddana qaabka irogroggoodu uu yahay midka II. Falalkan waa koox gaar ah maadaama midkiiba uu ka koobanyahay laba fal oo laysku lammaaniyay: fal lagu lifaaqay falka -goo (fal+goo).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guud ahaan mawduuca wacyiga deegaanku waa mid ka maqan badi xiska Soomaalida, iyagoo arrintaas la wadaaga qaar badan oo ka mid ah dadyowga dunida saddexaad.

”
“

Dadka ku nool badi gobolkan, gaar ahaanna Boorama, ayaa imika ku ambabaray in waxay u codeeyeen ay ahaayeen dad caadi ah oo ay qaarkood ku sheegaan inayna u dhalan deegaanka, Booramana aanay uba dhalanba.

”
“

Badi dadka tuulada ku nooli waxay wadaagaan hal xirfad oo kaliya, waana xirfadda burcadnimada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1/2) (f.g1/2)

Isrogrog

-iyay, -iday/-isay, -iyi

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
badi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD