U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhalan

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Dabeecad.

2

Dir, fir, sinji.

3

Muuqal.

4

Caws waaweyn oo aad u dheeraada.

5

Geedo doog leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lafoole, heesaga caanka ah haddii aad ka hadlayso, ma dhalan 1988.

”
“

!) Edna Aden Ismaaciil waxay intaasi ku dartay in xafiiska Somaliland ku leedahay dalka Ingiriisku hubin doono in dadka la soo celinayo, si aanay u dhicin in dad aan Somaliland u dhalan lagu soo celiyo dalka Somaliland.

”
“

Madaxda Puntland ee xilligani uma dhalan karti iyo hufnaan, mana laha astaamo halyeey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhalan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD