U gudub nuxurka bogga
SABAAD

arrad1

Magac Lab
Xaraf ASubg AR5 xar
1

Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Arrad waa dan uskagse waa doqonniino 67. Arrimo rag waa mudacyo afkood.

”
“

“Waxaan gabnay mas’uuliyaddii waalidnimo ee aan lahayn, markaas bay dadkeennii ku habsadeen dhibaatooyin isugu jira gaajo, arrad iyo cudurro,” ayuu yiri Dr.

”
“

Xaruntan casriga ah oo adeeg ahaan ku cusub Somaliland, isla markaana ay ku dhanyihiin arrad-beelkii iyo uduggii qaybaha kala duwan ee dadka - waayeel, dhallinyarro iyo dhallaanba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
arrad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD