U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adeeg1

Magac Lab
Xaraf ASubg AD5 xar1 Tusaale
1

Hadal aan qornayn oo cid loo dhiibo si ay cid kale u gaarsiiso, farriin.

2

Shaqa hoosaad laga qabto guryaha iyo xafiisyada oo aan u baahnayn xirfad gaar ah. .

3

Waxyaabaha daruuriga ah ee qoys maalin suuqa uga baahanyahay.

Tusaalooyin

“

Adeeggii buu diidey

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca isgaarsiinta Ceel dheer waxaa markii ugu horeeyey laga hirgaliyey degmada horaantii 2004tii mashruuc isgaarsiineed kaas oo ay maalgelisay shirkada isgaarsiinta Nationlink waxayna taasi suurto galisay in dadku helaan adeeg tellefoon iyo internet,.

”
“

Boosteejo sugan, xawaare xadidan iyo adeeg qanac leh midna ma lahan baabuurtaan dadka ay magaalada hoose "town-ka" ku aadaan, kagana soo rawaxaan.

”
“

Magaaladu waxay ledahay adeeg isgaarsiineed oo buuxa iyadoo qof walba oo Murcanyo jooga uu heli karo adeega mobilka mar walba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adeeg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD