U gudub nuxurka bogga
SABAAD

amni

Magac Lab
Xaraf ASubg AM4 xar
1

Nabad, nabadgelyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka dagan magaalada Garowe ayaa rumeysan in amni darada soo korodhay ay mas'uul ka yihiin dad horey uga tirsanaan jirey ciidamada Puntland kuwaas oo markii mushahar iyo daryeelkii wayeen ka bilaabey falal burcad nimo.

”
“

Kulankan oo ku dhamaaday jawi is afgarad ah ayaa waxaa labada dhinac ay isla garteen in dalka Rwanda uu ka mid noqdo ciidamada nabad ilaalin ee ka qeyb qaadanaya amni ku soo dabaalida Soomaaliya.

”
“

Garoonkaan waxa uu leyahy in ka badan 20 jidadka diyaaradaha maraan, 13 waa kuwo yaryar 7 neh waa kuwo aad u wayn. waxaa kale oo garoonka leeyahay ilalo aad uu xoog badan oo marnaba ma ahan mid ay wax dhibaato ama wax falal amni xuma logu gaysto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
amni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD