U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jawi1

Magac Lab
Xaraf JSubg JA4 xar
1

Hawada dhulka ku wareegsan.

2

Cimilo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugudanbeyntii, ayaa barnaamijkan waxa uu ku dhamaaday jawi aad u qurux badan iyo in dhamaan ay u riyaaqaaeen macaanka nabada iyo sidii hore loogu sii wadi lahaa.

”
“

Maadaama oo wadanka weyn yahay, wadanka mareykanka waxoo leeyahay jawi aad u kala duwan.

”
“

Guud ahaan kulankii Jaaliyada Puntland ee dalka jarmalku wuxuu ku soo dhamaadey midnimo iyo jawi walaaltinimo oo aad u sareeya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jawi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD