U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tirsanaan

Magac Fal
Xaraf TSubg TI9 xar
1

.dh tirsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida ay ku waramayaan Xildhibaano horay ugu olo oleynayay sii deynta mas'uulkan ka tirsanaan jiray maxkamada sare ayaa waxay sheegeen in Madaxweyne cabdulaahi yuusuf uu cafis u fidiyay.

”
“

Maxamad Qanyare Afrax oo ka tirsanaan jirey Isbaheysigii argagixiso la dirirka ee Maxakamada Islaamiga ka taag roonaadeen ayaa soo jeediyey in dowlada Federaalka ah iyo Maxaakiimta wadahadal galaan.

”
“

Ilaladan ayaa la rumeysan yahay iney ka tirsanaan jireen ciidamada wadamada reer galbeedka kuwaasoo markii shaqooyinkooda ka tagaan ay kireystaan shirkadaha macdanta ka gurta Africa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tirsanaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD