U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afraad

Magac Lab/Dheddig
Xaraf ASubg AF6 xar
1

.t.j

Tusaale Dheeraad ah3

“

Milan kaalinta lixaad ayay kaga jirtaa kala horaynta Sera A, waxayna 15 dhibcood ka dambaysaa Kooxda ugu horaysa, waxayna shan dhibcood ka horaysaa Bologna oo ka buuxisay kaalinta afraad ee lagaga qayb-galayo horyaalada Yurub.

”
“

Isla markaas ayuu walaalkooda afraad ee Qaalib dhakhtarnimo aayo leh Hindiya ka baranayaa, kolka uu dalkii ku noqdana wax rag kale xumeeyeen hagaajinayaa.

”
“

Dhinaca kale waxaa maalintii afraad ka socda magaalada Muqdisho dagaalo leysku adeegsanayo madaafiic iyada oo xabad joojin wada gaareen saakey kooxaha dagaalamaya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD