U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aakhiro

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AA7 xar
1

Meesha iyo nolosha dambe ee lagu noolaan doono marka adduunka laga tago.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Xaaji Eebahay ha idiin naxariisto adiga iyo dadkaagaba waayo waxaad Insi iyo Jinba ka haysaan dad is dhaafsan oo adduun iyo aakhiro aan midna xeerinayn!

”
β€œ

. In ay garwaaqsadaan dhibaatada baahsan ee uu sababi karo dagaalku sida: dhimasha, dhaawaca, barakaca, kala fogaashaha dadka walaalaha ah, dhaqaale burburm taas oo ay sii dheeratahay cawaaqib xumada aakhiro iyo carada eebe.

”
β€œ

Aakhiro waa xisaabteedee, ceebta iyo waji gabaxa ifka ku haysta guud ahaan umadda Muslimiinta ah ee walaalahood maanta lagu xasuuqayo marinka Gaza ee Falastiin, miyaysan aheyn tii Nabigeennii Muxamed (nnkh) uu ka digay 14 Qarni ka hor?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A Β· AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aakhiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD