U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xus1

Magac Lab
Xaraf XSubg XU3 xar
1

Allabari cid dhimatay loo sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Soomaali ahaan haddii la isku dayo in saddexdaas la isku ekaysiiyo oo si buuxa loo wada xuso kuwa diinta, qaranka iyo caalamkaba waxaa hubaal ah in maalmaha sannadku ka kooobmo oo idil lagu jirayo xus iyo xadrayn aan kala go’ lahayn.

”
“

C/Risaaq Maxamed Cabdi, Jaamac X. Yuusuf Cabdi (Xus), Burco.

”
“

C/raxmaan Ibbi ayaa sheegay inay xus weyn u sameyn doonaan 1-da Luuliyo, wuxuuna gaashaanka ku dhuftay hadalka kasoo yeeray Ururka Xisbul Islaam ee ah inaan xuskaas laga qayqaadan karin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD