U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhacdo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Amar, arrin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddi ay dhacdo in khilaaf ka dhex dhasho sharciyada dawladda federaaliga iyo dawlad-goboleedyada arrin kasta oo taxan ah, waxaa mudnaanta leh sharciga dawlad-goboleedyada.

”
“

Cilmi baaristu waxa ay sheegtay in dhibkani yimaado marka dhalinyarada waxbarashadooda hoos u dhacdo ama laga soo ceyriyo waxbarashada.

”
“

- Waxaana la Qunuudayaa rukuucda ka hor, waana uu ka duwan yahay Qunuutka haddii dhibaato dhacdo lala yimaado.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhacdo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD