U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taariikh

Magac Dheddig
Naxwetaar.
Xaraf TSubg TA8 xar
1

Laan cilmi bulshadeedka ka mid ah oo lagu barto dhacdooyinka.

2

Goorta wax abuurmeen ama dheceen.

3

Sanadka, bisha, iyo maalintu inta ay joogaan. taariikhdii hore m.dh

1

Waqtigii taarikh bani-aadamka ee hore intii aan jirin wax qoraal ah.

2

Barashada taarikhda waqtigaa, gaar ahaan qodista wixii haraa ah.

3

(taar.) Taarikhada xilliigii hore.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Guul huwan sharaf iyo taariikh taasoo u soo hoyatay Soomaali idilkeed ayaa..

”
β€œ

Iftiinka Islaamka: Taariikhdii Umu Salama Qormadan waxaynu kaga sheekaynaynaa taariikh nololeedkii Umu Salama oo ka mid ahayd Marwooyinkii Rasuulka (NNKH).

”
β€œ

Bal aanu isku dayno in aynu Wax ka sheegno, taariikh-faneedka Sangub: Maxamuud Cabdillaahi Ciise (Sangub), wuxuu ku dhashay baadiyaha magaalada dhagaxbuur dhulka Is-maamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya, sannadkii 1944, halkaas oo uu ku barbaaray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

taar.

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taariikh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD