U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damaashaad1

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf DSubg DA10 xar
1

Ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa kale oo lagu andacoonayaa in uu fan-masraxeedku yahay dubbe nolosha lagu dhisme celinayo, iyo ugu dambayntii, damaashaad dadku ku kulmo si loo muujiyo dareen wadareed oo la wadaago.

”
“

“Aniga waxa lama illaawaan ii noqon lahayd haddii aad arrintayda ii fuliso, quruxduna kuma xidhna durbaanno la qaato iyo damaashaad toonna, waase mid qalbiga ka soo go’da, raallina la iskala yahay”.

”
“

Musharaxii xisbiga ODM ayaa wareegi sadexaad ku guuleystey 105 cod halka dhinaca kale 101 cod helay taas oo xildhibaanadii Raila Odinga damaashaad iyo sacab ku soo dhoweeyeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damaashaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD