U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xeego

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XE5 xar
1

Jaadadka cawda mid ka mid ah mirihiisa.

2

Kabro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si xeegana xeego u noqoto ilkana u nabad galaan, haddii sida loo baahan yahay laga yeelina waxaan u malaynayaa in aqoonsiga laynoo diidi doono ee aynaan meela u doonayn.

”
“

Arrintani waxay u ekaan kartaa, sidee xeego xeego ku noqotaa, ilkana loo badbaadiyaa oo u dhiganta; sidee loo dhawraa natiijooyinka doorashooyinka dhacay in aanu uga soo bixin khilaaf wax yeeli kara danta guud ee Somaliland.

”
“

Mucaaridku waa in uu sannadkan sida khaldan guurtidu ugula dul kuftay ina Cigaal ay u haneeyaan, “si xeegana xeego u noqoto, ilkana u nabad galaan.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xeego - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD