U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaqiiqo

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA7 xar
La Mid AhxaqiiqMagac Dheddig
1

Run; dhab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isweydiintu waxay tahay soomaliya waxay u dhowdahay jasiiradaha carbeed maxaa qoray in bini--haashim abtirsiintooda gaadhsiiyay reer senegaaal, tani kaftan igama ahan laakiin waa xaqiiqo cilmi ah oo la hubiyay.

”
“

Anigoo ka mid ahaa dad xaqiiqo raadis u tegay goobta wax ka dhacen oo ay direen niman odayaal ahi, waxaanu soo aragnay inaanay jirin berked sida ay sheegeen uu qotay dhibanuhu haba yaraatee.

”
“

Guddi Xaqiiqo Raadis Ah Oo Booqday Puntland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaqiiqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD