U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaakin

Magac Lab
Naxwe-nno/-immo, m.dh
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Gar yaqaan ama qaalli maxkamad u jooga in uu dadka u garnaqo.

2

Qof aan eex samayn.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Guul iyo nolol barwaaqo Allaha raxmaanka ahi haku gaadhsiiyo xaakin wacan oo horseeda barwaaqo.

”
β€œ

Habar ka mid ah dillaaliinta garta eexo ayaa ku maah-maahday β€œ Nin musuq-maasuq bartay iyo xaakin laaluush bartay midna ma mergado”.

”
β€œ

Imam Samudra oo da'diisu tahay 31 sano ahna khabiir ku wanaagsan kombiyuutarada ayaa sida caadada u ahayd markii hore ku hor marey in uu aayado qur'aan ah daliishado intii aanu la hadlin koox ka kooban shan xaakin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/-immo, m.dh

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaakin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD