U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf GSubg GA3 xar
1

Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.

2

Halka ay isaga yimaadaan labada daan.

3

Garraarka haweenka guntintiisa.

4

Dhan, dhinac.

5

Xarig adag oo awrta lagu raro.

6

Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sep 2009- Gar-gaar Illaah baa leh ee Ilaahow fududeey Xaalada Wiilkaan yar ee dhibaateysan..

”
“

Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo manta dhac u geystay barakacayaal gar-gaar loo qeybiyay.

”
“

“Abaaraha hadda jira waxaa gaarsiiyey xaaladdan roobabkii oo yaraaday, kooxaha ka soo horjeeda dowladda oo shacabka ka hor is-taagay gar-gaarkii la gaarsiin lahaa iyo dagaalada joogtada ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD