U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxyi

Magac Lab
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Farriin uu Alle u soo dhiibo ambiyadiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Quraan waa hadalka ilaaheey mana aha mid la sameeyey ama la abuuray waa waxyi ka yimid xagga rabbi.

”
“

Rasuulka (scw) oo ku sugan magaallada Madiina ayaa waxaa gaaray khabar degdeg ah (waxyi ahaan) kuna saabsan geeridii hoggaamiyaashiisii qiimaha badnaa, si daran oo xanuun badan oo aan la tilmaami karin ayuu geeridooda uga tiiraanyooday.

”
“

Sadexdii sano ee ku xigtay habeenkaasi uu la kulmay malaga, wax waxyi ah ma arag nebigu, laakiin ma joojinin tukashada salaada iyo cibaadeysiga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxyi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD