U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wasaarad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf WSubg WA8 xar
1

Qaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u madax yahay middood; wasaaro.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Arrimaha qoyska iyo horumarinta Waxaanu u magacawnay wasiir loona dhisay wasaarad gaar u ah waajibaadkeeduna noqon doono daryeelka iyo arrimaha qoyska, sidoo kalena waxaanu magacawnay wasiir ku xigeen ka soo jeeda dadka laga tirada badan yahay.

”
β€œ

Waxa waajib ku ah xisaabiyaha guud inuu hubiyo in Wasaarad waliba hirgaliso sharcigaas oo saddexdii biloodba mar warbixin faahfaahsan loo gudbiyo, si ugu suurta gasho inuu xisaab xidhka saxa u sameyn karo bilwalba, saddexdii biloodba iyo sanad walba.

”
β€œ

β€œSannad walba waxaad Miisaaniyadda ku aragtaan iib qalab Xafiis, Wasaarad waliba way soo qorataa, miyaanay Xafiisyadu buuxsamayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wasaarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD