U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iib

Magac Lab
Xaraf ISubg II3 xar
1

Kala gadashada laba wax ama ka badan la kala gato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Sannad walba waxaad Miisaaniyadda ku aragtaan iib qalab Xafiis, Wasaarad waliba way soo qorataa, miyaanay Xafiisyadu buuxsamayn.

”
“

Gobolka Tigray ee Itoobiya oo laga mamnuucay beeristiisa, la iskuna dayay in lagu beddelo dalagyo kale oo iib fiican leh, sida; Bunka.

”
“

Ganacsatada Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in sokorta loo iib geeyo dalka Kenya, gaar ahaan xeryaha Qoxootiga iyo degmooyinka Gobolka Waqooyi bari, iyadoo qiimahan badan lagu kala iibsanayay sokorta tan iyo bilowgii Ramadaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · II

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD