U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waayee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-yeeyay, -yeysay
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Ilmo si uu u seexdo ruxid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Buushe, waxaanay warqad codsi ah u direen Madaxweynaha Ruushanka Bilaa Damiir Buutin, iyaga oo ka codsaday inuu Buutin, Mr Sadaam Xuseen hoos ugu sheego oo uu ku yidhaahdo "Bal Maraykaanku waxa uu ku marmarsiinyoodo ha waayee taladaba iska wareeji".

”
“

Madaxweynahana waa inaynu weydiino wixii naloo doortay socon waayee, ma waxaad la qabtaa mise waa wax u baahan inaynu ka wadahadalno, laakiin maaha inay cadaawadi dhexdeena gasho ee waa inaynu Dawladda ku xidhano.”

”
“

Waxayna uun la mid tahay, aan Sara-joogga ku atixiyaadsano, wax lala fadhiistaba hala waayee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-yeeyay, -yeysay

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waayee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD