U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhakhtar

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA8 xar
La Mid Ahtakhtar1Magac Lab
1

Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kaalmadan caafimaad oo ahayd mid lacag la’aan ah looguna talagalay inay ka faa’idaystaan shacabka Gaalkacyo ayaa waxaa fulinayay labo dhakhtar oo ka socday hay’ada Caafimaadka aduunka ee WHO.

”
“

Waxa cinwaankani yahay sheeko gaaban oo la xidhiidha nin dhakhtar ah oo ilmo yar oo afar billod jiray loo keenay, lugta bidixna ka jaban.

”
“

Haddii xanuunku sii socdo waa in la xidhiidho dhakhtar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhakhtar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD