U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wareer1

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Madax-xanuun; madaxwareer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Astaamaha iyo Calaamadda Dhiig-karka Iyo Cudurka Faaliga (Stroke) Dadka qaar dhiig-karku wuxuu ku keenaa madax-xannuun, madax-wareer, jidhka oo yeesha kulayl dheeraada iyo daal.

”
“

Kooxda horyaalnimada raadinaysa ee Manchester United ayaa madax-wareer kala kulantay kulankii furitaanka oo ay dirqi kaga badisay kooxda martida ku ah ciyaaraha horyaalka ee West Brom.

”
“

Waxaad mooda in uu jaah wareer siyaasadeed ku yimid dhamaan ummadda reer Somaliland, gaar ahaanna ururada siyaasiga ah ee dalka ka jira tan iyo intii ka danbaysay geeridii Madaxwaynihii hore.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wareer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD