U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaah

Magac Lab
Xaraf JSubg JA4 xar
1

Sharaf: magac-weyni.

2

Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Magaalada Kismaayo, ayaa la sheegayaa in ay iminka ka jirto xaalad adag oo jaah-wareer ah iyada oo laga cabsi-qabo in weerarkan uu sii xoogeysto oo Dakada la garaaco.

”
“

Isku-dhacyada gobolka ka caal-waayey waxay gobolka Hiiraan ku hayaan khatar weyn oo taagan noqotay - taas oo keentay, dhimasho, dhaawac, iyo labaatan sano oo jaah-wareer ah.

”
“

Ma cadda dhamaan khasaaraha qaraxyadan iyo cidda wax ku noqotey, iyada oo ay ugu wacan tahay jaah-wareer xoogan oo magaalada ka jira.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

bad

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaah - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD