U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khudaar

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHU7 xar
La Mid AhkhudradMagac Dheddig
1

.u Dhir yaryar oo ka kooban ubax, caleemo iyo xididdo oo dadku cuno, cuntadana ku darsado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Midhaha timirtu waa kuwo macaan oo ah khudaar bisil.

”
“

In kastoo marka loo diyaarinayo bariiska cunto ahaan lagu daro waxyaabo badan oo mid ah hilib iyo khudaar kala duwan, hadana waxa jirta saameeyn wayn oo bariisku ku yeesho caafimaadka qofka cunaaya.

”
“

Dhaqan ahaan, dadka Gadabuursiga ahi waxay tan iyo wakhti hore ahaayeen kuwo beeroleey ah, ayagoo beeran jiray midho iyo khudaar badan oo ilaa maanta laga helo deegaanadaasi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH · KHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khudaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD