U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hadli

Fal Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Ka h.: hadalsii.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Inuu hadli karo, wixii dantiisa ah. 4- Inuu shalaysankaro, ciddiyaha iska jari karo, nadiifsan karo jirkiisa. 5- Inuu ka bixi karo meesha uu ku ictikaafayo isagoo sagootinaya Ehelkiisa.

”
“

Dhinaca Madaxweynaha Somalia ma jirto war kasoo baxay oo ku saabsan shirarkan iyadoo la sheegayo inay dhici karaan inay kulammo kale yeelan doonaan, kuwaasoo ay uga hadli doonaan kala fikir duwanaashaha u dhexeysa.

”
“

Cali Mahdi: H.R.W maxey u hadli waydey 17 sano ka hor Gudoomiyaha shirka beelaha Somalida Muqdisho uga socda ayaa ka hadley sababaha u hakadey shirka isla markaana meesha ka saarey in wax khilaaf ah jiro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hadli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD