U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beeran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf BSubg BE6 xar
1

Miro geedo iwm wax baxay noqosho.

2

Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida cilmi-baadhis Aarkiyooloji ahi qeexday bani-Aademku waxay beeran jireen bariiska tan iyo 10,000 oo sano ka hor maantana waa 20% cuntada dunida.

”
“

Dhulka Somaliland waxaa ku beeran dhir, daaq iyo Ugaadh kala duwan oo ah khayraad dabiiciya.

”
“

Allemannsretten wuxuu sida bilowga ah u khuseeyaa bannaanka iyo dhulka beeran marka uu dhulku barfo ama uu qariyo baraf.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beeran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD