U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abaabul1

Magac Lab
Xaraf ASubg AB7 xar
La Mid AhabaabulidMagac Fal
1

.dh abaabul2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowladda Puntland ayaa ku jira abaabul xoogan oo lagu soo furanayo Wasiirka iyo xubnaha la socdey.

”
“

Abaabul ciidan oo xoogan ayaa saacadihii u danbeeyay laga dareemayaa labada dhinac ee ku dagaalamay magaalada Kismaayo iyadoo aysan muuqan dadaalo lagu xalinayo arintaasi.

”
“

Isaga oo intaa ku daray in ay haatan galeen abaabul ay ugu diyaar garoobayaan doorashooyinka si ay u kasbadaan taageerayaal badan isla markaana ay ula tartamaan ururada kale oo kaga horeeyay ololaha doorashooyinka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abaabul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD